BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Arbaca, 08.01.2003 - 12:25 Wakhtiga London
Sharciyada soo galootiga Britain oo la adkeeyay


Tallaabooyin cusub, ayaa ka dhaqangalaya dalkan Britain maanta, kuwaasi oo ah dadka doonaya in ay iska dhiibaan dalkan ay waajib tahay in ay iska dhiibaan meesha ay ka soo galeen ama sida ugu dhaqsiyaha badan.

Kuwii ku guuldaraysta in ay sidaasi yeelaan, waxaa laga yaabaa in lagu celiyo halkii ay ka yimaadeen amaba laga joojiyo lacagaha lagu caawin lahaa.

Wasiir ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Britain, ayaa sheegtay in ay tahay mid aan la aqbali in qof dalka Britain todobaadyo ama bilo si sharci daro ah uga shaqaysanayay in uu sheegto qaxootinimo.

Waxay sheegtay in uu jiro farqi u dhaxeeya dadka u soo haajira in ay dhaqaale helaan iyo dadka gaboodfalada ka soo carara.

Hase ahaatee, afhayeen u hadlay Golaha Guud ee ka Hortaga Midab kala sooca, ayaa sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid muujinaysa in dalkan Britain si wayn looga diidan yahay in ay soo galaan dalkan.



Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.