BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
Warsidaha BBC
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Khamiis, 21.11.2002 - 13:37 Wakhtiga London
Cudur laga soo sheegay xoolaha Soomaaliya


Ururka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ee FAO, ayaa ka digay in cudurka xoolaha ku dhaca ee daba-ka-ruubka oo ka dilaacay dalka Soomaaliya uu haatan halis ku hayo goobihii cudurkaasi laga tirtiray.

Cudurka daba ka ruubka oo ka mid ah xanuunada ugu ba'an ee ku dhaca lo'da, ayaa lagu xakameeyay aag keliya oo ka tirsan Koonfurta dalka Soomaaliya iyo Waqooyiga dalka Kenya, laakiin hay'adda FAO, waxaa ay sheegtay in ay ka warwarsan tahay warar dhawaan soo baxay oo sheegaya in dadka ganacsatada ah ee gobolkaasi ay diyaarinayaan in ay lo' u dhoofiyaan wadamada Indonisia iyo Malaysia.

Waxaana ay sheegeen in ay arrintani keentay cabsi laga qabo in uu Virus-ka cudurka uu dib uga dilaaco koonfurta Bari ee qaaradda Asia, qaybtaasi oo caalamka ka tirsan oo cudurkaasi aan lagu arkin muddo ka badan konton sanadood.



Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00
Wararka ugu Waaweeyn
Weeraro lagu qaadey agagaarka Baqdaad
Iran oo Nuclear lagu waayey
China iyo Mareykan oo heshiis ganacsi galay
Xarunta Talyaaniga Nasiriyah oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Iran oo sheegtey iney heysato Plutonium yar
Ma ogtahay in Boggan BBCSomali.com maanta lagu bedalayo mid cusub?
Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur oo geeriyoodey
Siyaasadda dalka Sri Lanka oo cakiran
Somalia:deganaasho ku soo laabatey Tuulada Xaramka
Falstiin oo ka shireysa dhismo dowladeed
Mareykanka oo aan Charles Taylor cafinin
Nin ka mid ah ergeda Soomaalida oo Nairobi ku dhintey
Xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Masar

NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH
Tel: + 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.