BBC Somali

War > Warar

Ku Xad Gudub Xabbad Joojin

Facebook Twitter Google+
13 Abriil 2012 12:53
Taangi

Ciidanka Suuriya iyo mucaaradka dagaallama ayaa isku dhacay meel ku taal woqooyiga bari ee dalka.

Waa markii u horreysay ee si macna leh loo jebiyo xabbad joojintii ay Qaramada Midoobay taageertay.

Waxaa lagu tilmaamay in isku dhacaasi uu ahaa Khirbat al-Joz oo u dhow soohdinta Turkey.

Dagaalkii weynaa wuu istaagay maalintii koowas ee xabbad joojinta, inkasta oo labada dhinac uu mid waliba kan kale ku eedeeyay in ay xad gudub sameeyeen.

Calaamadayso

Email Facebook Google+ Twitter