BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Baafinta
Laanta Soomaaliga ee BBC-da waxa lagu tilmaamaa in dhegeystayaasha Soomaalida ay u tahay idaacad muhiim ah. Ma aha oo keliya meel ay kala socdaan dadka Soomaaliya iyo Gobolka Geeska Afrika deggani wararka dalka iyo kuwa adduunka kaleba, balse waxa kale oo ay u tahay xiriir ay ka wada socdaan dadka Soomaaliyeed ee ku kala baahsan caalamku.

Baafintu waa barnaamij lagu baahiyo farriimo iyo warqado ay soo qoraan dadka dhegeystayaasha ah ee doonaya in ay raadiyaan qof qaraabo ama saaxiib ah oo ay is- waayeen ama warkoodu kala go'ay.

TAARIIKHDA BARNAAMIJKA BAAFINTA
Ka dib markii uu daggaalka sokeeye ka qarxey Soomaaliya sanadkii 1991-kii ayaa waxa dhacay barakac ballaaran, dadkii ayaana kala baahay taasoo keentay in ay aad u kordhaan dadka is-waayey ama warkoodu kala go'ay ha ahaadaan xubno isu qoys ah ama qaraabo iyo asxaabbo. Soomaali badan ayaa ka qaxday dalka, qoysas badan ayaana ku kala firdhay meelo kala duwan oo adduunka ah. Haddaba, si wax looga qabto masiibadaa ayaa Laanta Soomaaligu ku dartey barnaamijyadeedii wakhti maalin welba la sii daayo fariimaha dadka is-raadinaya.

 
Waa warqadaha farriimaha baafinta ee hay'adda Laanqeyrta Cas

Barnaamijyada

Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00

Warar BBC-da ee 24ka saac
Warar BBC-da ee 24ka saac
Sawirada masiibada doonta Lampedusa
Sawirada masiibada doonta Lampedusa

 Warar khaas ah
Munaasabad loo qabtay sanad- guuraadii kowaad ee qarixii Jasiirada Bali

 Warar khaas ah
Muran siyaasadeed oo ka jira dalka Kenya

 Warar khaas ah
Sanadgurada tobanaad ee dagaalkii Muqdisho oo 18 askari Maraykanka looga dilay.

 Warar khaas ah
Dacwad argagixiso oo laga wado maxkamadaha Kenya

 AFRICA NEWS
UN action shameful, says Eritrea
US curbs African trade benefits
Archbishop attacks anti-gay bill

 AFRICAN FOOTBALL
Nigeria expects Aghahowa return
Gadaffi reconsiders Caf bid
Moroccans on the move

Bogag aan BBC ahayn
Hiiraan
Dahabshiil
Hornafrik
Stn-tv
Radio Hargeisa
BBC masuul kama aha bogagga kale ee internetka

 NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH

Tel:+ 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.