Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (1.3 Mb)

Guddoomiyaha Shabeellaha hoose oo ka hadlay weerarka

2 Sebtembar 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:25 SGA 05:25 GMT

Ciidamada mareykanka ayaa xalay howlgal ka dhan ah xarakada al-shabaab ka gaystay gudaha, sidaasina waxaa sheegay af-hayeenka waaxda difaaca mareykanka.

Af-hayeenka Pentagonka Rear Admiral John Kirby ayaa warbixin qoraal ah waxa uu ku sheegay in ay qiimeynayaan natiijada howl-galkaasi isla markaana ay xogta weerarkaasi soo gudbin doonaan xilliga ugu habboon.

Haddaba Cabdiqadir Muxamad Nur ayaa arrintaas uga warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.