Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.6 Mb)

Abaar ka jirta qaybo ka mid ah Gedo

31 Agoosto 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 09:02 SGA 06:02 GMT

Deegaanada gobolka Gedo ayay ku dhufteen abaaro Cabdi Cali Cabdi (Qoorleex) waa guddoomiyaha degmada Ceel-Cadde, Xasan Cali Geelle ayuu uga waramay xaaladda abaarta ee degmadaasi.