Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka Maraykanka iyo Africa

7 Agoosto 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 12:33 SGA 09:33 GMT

Shirkadaha Maraykanka, ayaa ballanqaaday $14bn oo lagu maalgaliyo Africa.

Madaxwaynaha Maraykanka, Barack Obama ayaa kaga dhawaaqay lacagtan markii ugu horeysay shirka Maraykanka iyo hogaamiyayaasha Africa ku lahaayeen magaalada Washington, oo ay ka qaybgalayaa ilaa 40 hogaamiye oo African ah.made the announcement at the first US-Africa Leaders' Summit, attended by over 40 African heads of state. The summit is an effort to strengthen US ties with Africa as China increases its African investments.