Sawirro: Ciidda magaalada Garissa

28 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 13:11 SGA 10:11 GMT

Ciidda magaalada Garissa
Dadweynaha Garissa ayaa intooda badan salaadda Ciidda ku tugaday garoonka Gen Maxamuud, halkaas oo kumanaan kun oo ruux ay isugu soo baxeen.
Carruurta ayaan goobtaas ka maqnayn, iyagoo intooda badan ku lebisnaa dhar cusub.
Wiilkan yar waxaa uu ku cayaarayaa bistooladda carruurta, kaddib markii laga soo baxay salaadda Ciidda.
Sheekh Cali Guure waxaa uu ka mid ahaa culamada khudbadda ka soo jeedisay garoonka Gen Maxamuud ee daku isugu soo baxeen.
Dadka Garissa ayaa fursadda Ciidda uga faa'idaystay inay isu hanbalyeeyaan.