Maryam Ibraahim oo u duushay Taliyaaniga

24 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 21:39 SGA 18:39 GMT

Haweeneyda u dhalatay waddanka Suudan ee laga cafiyey xukun dil oo horay loogu xukumay ayaa u dhooftay waddanka Taliyaaniga. Maryam Ibrahim waxaa lagu eedeeyey in ay diinta Islaamka ka baxday,eedeymahaasi oo ay beenisay.

Waxaa lagu wadaa in ay Taliyaaniga uga sii gudubto Mareykanka, halkaasi oo uu ninkeeda ku noolyahay.