Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.5 Mb)

Qoraa Cabdulqaadir Oromo oo geeriyooday

17 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 20:33 SGA 17:33 GMT

Allaha u naxariistee, Cabdulqaadir Cismaan Maxamuud Oromo, wuxuu ahaa qoraa Soomaaliyeed oo wax badan ka qoray taariikhda, siyaasadda iyo dhaqanka Soomaalida.