Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Amnesty International oo warbixin ka soo saartay CAR

10 Luulyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 17:48 SGA 14:48 GMT

Dadka ay eedaynayso Amnesty waxaa ka mid ah Muslimiin, Masiixiyiin iyo siyaasiyiin ku lug lahaa dilka iyo barakicinta dadwaynaha aanooyin diin la xiriira.