Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.3 Mb)

Ciyaaraha Koobka Adduunka: 5 layaab iyo 5 niyad jab

24 Juunyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 01:04 SGA 22:04 GMT

Ciyaaraha koobka adduunka ayaa maraya heerka guruubyada, waxaana koox kasta ay dheeshay ugu yaraan hal kulan. Weriyaha BBC-da uga warramaya ciyaaraha, Stephen Fottrell ayaa eegaya 5 la yaab iyo 5 niyad jab oo laga arkay ciyaaraha koobka adduunka ilaa iyo hadda. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdiraxman.