Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.6 Mb)

Diyaargarowga Muqdisho ee cayaaraha koobka adduunka

11 Juunyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:04 SGA 05:04 GMT

Magaalada Muqdisho waxa ka soconaya diyaargarowga ciyaaraha adduunka ee lagu qabanayo dalka Brazil.

Dhalinyarada iyo dadka isboortiga jecelba ay aad ugu mashquulsan yihiin hagaajinta goobihii lagu daawan lahaa ciyaarahaasi, xili ay jirto cabsi.

Weriyaha BBC ee magaalada Muqdisho, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa la kulmay masuuliyiin ka tirsan isboortiga Soomaaliya.