BBC navigation

Haweeney sheegtay in booliska Kenya ay kasoo tuureen dabaqa shanaad

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Mey, 2014, 05:05 GMT 08:05 SGA

Media Player

Farxiya Axmed Yarow, waa hooyo Soomaliyeed oo shan caruur ah dhashay, waxa ay sheegtay in booliska dalka Kenya ay ka soo tureen guri shan dabaq ah oo ay ka daganeyd xaafada Islii ee magaalada Nairobi, oo ay ku kor dhacday jiingadda guri kale oo ka ag

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Farxiya Axmed Yarow, waa hooyo Soomaliyeed oo shan caruur ah dhashay, waxa ay sheegtay in booliska dalka Kenya ay ka soo tureen guri shan dabaq ah oo ay ka daganeyd xaafada Islii ee magaalada Nairobi, oo ay ku kor dhacday jiingadda guri kale oo ka ag dhawaa dabaqa ay sheegtay in laga soo tuuray.

Farxiyo ayaa hadda lagu daweynayaa cisbitaal ku yaala isla xaafadaasi.

Faah faahinta warkaasi iyo waxa ay boolisku ka yiraahdeen dhacdaaasi waxa inoo haya Maxamud Cali.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.