Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (12.2 Mb)

Barnaamijka Cayaaraha

5 Maajo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 19:59 SGA 16:59 GMT

Qoddobada barnaamijka cayaaraha toddobaadkan aad ku maqleysaan waxaa ka mid ah cayaarihii u dambeeyay ee Premier League Ingiriiska, kan Spain iyo Talyaaniga. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Aden Sabrie.