Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.9 Mb)

Cali Americo oo ka hadlay xarigga diblumaasiga

27 Abriil 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:57 SGA 05:57 GMT

Habeen hore waxaa magaalada Nairobi ay booliska Kenya ku qabteen safiir ku xigeenka safaarada soomalida ee Nairobi oo judo saacadaha la haystay.

Amuurtaasi waxaa si weyn uga carooday dowladda soomaliya oo Kenya ka codsatay in ay ka qanciso xarigga diblomaasigaasi.

Safiirka dowlada soomaliya ee Nairobi Maxamed Cali Ameerica ayaa arinkaasi sida uu u dhacay uga waramay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.