Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (44.5 Mb)

Dhibaatada xilliga uurka

25 Abriil 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 20:57 SGA 17:57 GMT

Barnaamijka doodda ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dhibaatooyinka ugu caansan ee la soo dersa haweenka uurka leh.

Sida ay sheegeyso hey'adda caafimaadka adduunka ee WHO, 800 haween ah ayaa maalin walba u dhinta dhibaatooyinka ka dhasha xilliga uurka.

Haweenka ku nool dalalka soo koroya waxa ay 36 jeer u badan tahay inay ku dhacaan jirrooyin la xiriira uurka marka la barbar dhigo haweenka ka soo jeeda dalalka caalamka ee horumaray.

Waxaa ka qaybgalaya gabdho Soomaaliyeed oo cilmi u leh caafimaadka haweenka.