BBC navigation

Barre Hiiraale oo qaaddacay shirka ka furmay Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 21 Abriil, 2014, 05:21 GMT 08:21 SGA

Media Player

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, oo muddo 7-aad ah joogay magaalada Kismaayo ayaa furay shir dib uheshiin ah oo lagu soo afjarayo khilaafka iyo collaada ka taagan gobolka.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed, oo muddo 7-aad ah joogay magaalada Kismaayo ayaa furay shir dib uheshiin ah oo lagu soo afjarayo khilaafka iyo colaadda ka taagan gobolka.

Haddaba shirkaasi waxaan la dhacsaneyn oo gaashaanka u daruuray Korneel Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), oo isagoo gobolka Jubada Hoose jooga khadka telefoonka ugu warramay weriyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu, oo waydiiyey waxa uu uga qeyb gali waayay shirka dib u heshisiinta ee ka bilwday magaalada Kismaayo.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.