Rwanda: 20 sano kaddib xasuuqii Rwanda

8 Abriil 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 18:15 SGA 15:15 GMT

Rwanda waxaa ka billawday toddobaad la xusayo xasuuqii dalkaas ka dhacay 20 sano ka hor, kaas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafayo 800,000 oo ruux.