BBC navigation

British iyo Faransiis lagu dilay Gaalkacyo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Abriil, 2014, 17:44 GMT 20:44 SGA

Media Player

Gaalkacyo waxaa maanta lagu dilay laba shaqaale oo ka tirsan Qaramada Midoobay. Waxa ay u kala dhasheen Britain iyo Faransiiska. Haddaba waxaan ka warreysanay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas sida ay wax u dhaceen.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay laba shaqaale oo ka tirsan Qaramada Midoobay. Waxa ay u kala dhasheen dalalka Britain iyo Faransiiska. Haddaba waxaan ka warreysanay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas.

Weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa weydiiyay sida ay wax u dhaceen.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.