Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.3 Mb)

Yaa ka dambeeyay dilka odayaasha Buur Hakaba?

24 Maarso 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 18:39 SGA 15:39 GMT

Sideed oday ayaa lagu dilay deegaanka Buur Hakaba iyadoo oday kalena la sheegay in ay kaxaysteen koox hubaysan. Odayaashan ayaa ka qeybgalay shirkii lagu dhisay maammulka koonfur galbeed ee lagu doortay Madobe Nunow. Hadaba yaa ka dambeeyay dilkan? Ibrahim Maxamad Aden ayaa waraystay gudoomiyaha degmada Buur Hakaba Axmed Maxamed Yuusuf.