BBC navigation

Sawirro: Lo'da oo laga dhoofiyo Berbera 30 sano oo ay xayirnayd kaddib

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Maarso, 2014, 08:32 GMT 11:32 SGA

Lo'da Berbera

  • Lo'da ayaa markii ugu horreysay muddo 30 sano la billaabay in laga dhoofiyo dekadda Berbera iyadoo Sacuudigu xayiraaddii saarnayd ka qaaday lo'da Soomaalida
  • Lo'da ayaa meel maxjarrada lagu uruuriyaa ka hor intaan la dhoofin
  • Geela ayaa isaguna laga dhoofiyaa dekadda Berbera
  • Ariga ayaa si weyn looga dhoofiyaa dekadda Berbera
  • Dekadda waxaa ku soo xirta maraakiib kalluumaysi oo tiro badan, iyadoo shirkada kalluumisiga ay ku soo badanayaan Berbera.
  • Kalluumaysato badan ayaa ka quuta badda Berbera.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.