Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.2 Mb)

Qaadka ugu raqiisan waa Magoka, laakin "dadka ayuu walayaa"

4 Maarso 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 11:45 SGA 08:45 GMT

Waxaa dhawaantan soo baxay qaad jaban oo loo yeqaanno Magoka, oo lacag ka yar 1 doolar lagu iibsan karo, laakin qaar ka mid ah dadka adeegsada waxay leeyihiin dadka "ayuu waalaa".

Bashkas Jugsoodhacay ayaa u kuurgalay.