Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.6 Mb)

Lix bilood kaddib heshiiskii Kismaayo; dekadda weli lama wareejin

3 Maarso 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:48 SGA 05:48 GMT

Muddo lix bilood kaddib markii la saxiixay heshiiskii u dhexeeyay dowladda federaalka iyo maammulka KMG ee Jubbooyinka, weli dowladda laguma wareejin dekadda iyo gegida diyaaradaha Kismaayo, in kasta oo heshiisku sidaas dhigayay. Sababta maxa tahay?Xasan Cali Geelle ayaa arrintaas ka wareystay wasiirka warfaafinta, gaadiidka, boostada iyo is-gaarsiinta maamulka KMG ee Jubba Ibraahim Xasan Cabdi (Ibraahim Baajuun)