Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.1 Mb)

Dumarka la kufsaday way ku adagtahay "inay guursadaan"

14 Febraayo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 12:58 SGA 09:58 GMT

Takhtar daweeya dumarka la kufsaday ayaa sheegay inay ku adagtahay inay dib u guursadaan maadamma ay arrintaasi soo xasuusinaysa dhibaatada soo gaartay.