BBC navigation

Sawirro burburka Homs

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Febraayo, 2014, 15:58 GMT 18:58 SGA

Homs

  • Magaalada Homs ee uu dagaalka ka socdo ayaa burburtay iyadoo kumanyaal qof oo rayad ah ay ku dhinteen.
  • Dad badan ayaa magaalada ku xayiran iyadoo dowladda ay weerarayso meelaha ay mucaaradka haystaan.
  • meelaha ay mucaaradka haystaan waxaa ka mid ah xaafada ay ahaan jirtay magaaladii hore ee ay guryaha duqda ay ku yaalaan.
  • Waxaa yar inaad aragtid guri aan soo gaarin dagaalka iyadoo dadka ay ku dhex xayiran yihiin.
  • Saddex maalmood oo xabad joojin ah ayaa dowladdu ku ogolaatay inay baxaan dumarka caruurta iyo dadka waawayn.
  • Kumanaan carruur ah ayaa ku dhimatay dagaalka Suuriya saddexdii sanno ee uu socday.
  • Dhismayaasha cusub iyo kuwa duqda ah ayaan ku burburay dagaalka.iyadoo magaalada ay ahayd xarun ganacsi.
  • Gobolka Kiristaanka Wadi al-Nassara ama dooxada gobolka Kiristaanka ee ku taala gobolka dhexe ee Homs oo 200km waqooyi galbeed ka xigta Dimishiq.
  • Islaan ku dhex xayiran magaalada Homs ee dagaalka uu ka socdo

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.