BBC navigation

Dooda Jimcaha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Febraayo, 2014, 16:58 GMT 19:58 SGA

Media Player

Maxaa hortaagan in la cirib tiro gudniinka fircooniga ah ee lagu sameeyo gabdhaha inkastoo ay jiraan la dagaalan badan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Barnaamishka wuxuu ku saabsan yahay gudniinka fircooniga ee gabdhaha lagu sameeyo maxaa hortaagan in la cirib tiro. Wuxuu ku faafay gudniinka waddamo badan oo ku yaala Afrika iyo Bariga Dhexe.

Waxaa jira olole badan oo looga soo horjeedo gudniinka laakiin kuma aysan guulaysan in la cirib tiro ilaa hadda.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.