Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (8.1 Mb)

Waraysiga Madaxwaynaha Soomaaliya

31 Disembar 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 23:09 SGA 20:09 GMT

Madaxwaynaha Soomaaliya
Madaxwaynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud.

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waraysi uu siiyay BBC kaga hadlay arrimo dhowr ah oo uu sheegay in dowladiisu ay qabatay, waxaa ka mid tayaynta ciidamada.

Madaxwaynuhu, wuxuu magaalada Muqdisho ugu waramay weriyaha BBC, Ibraahim Maxamed Aadan.