Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (40.8 Mb)

Nelson Mandela

15 Disembar 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 14:48 SGA 11:48 GMT

Barnaamijka wuxuu ka hadlayaa noloshii hogaamiyihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela, oo todobaadkii hore geeriyooday isagoo 95 jir ah.

Mandela ayaa loo sameeyay aas qaran oo ay ka soo qayb galeen 4500 oo qof. Waxaa lagu aasay tuuladii uu ka yimid ee Qunu.