BBC navigation

Ra'iisalwasaaraha cusub waa nin caynkee ah?

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 December, 2013, 13:52 GMT 16:52 SGA

Media Player

Madaxweynaha Soomaaliya aya Cabdiweli Sheekh Axmed u magacaabay jagada ra'iisalwasaaraha Soomaaliya. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeyn doono Cabdiweli. Marka, Cabdiweli waa nin caynkee ah. Cabdirisaaq Catoosh ayaa ka wareystay Aadan Ibraahim Aw Xirsi

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxweynaha Soomaaliya aya Cabdiweli Sheekh Axmed u magacaabay jagada ra'iisalwasaaraha Soomaaliya. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeyn doono Cabdiweli. Marka, Cabdiweli waa nin caynkee ah. Cabdirisaaq Catoosh ayaa ka wareystay Aadan Ibraahim Aw Xirsi,oo aad u garanayo Cabdiweli.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.