BBC navigation

Sawirro: Bandhigyada qowmiyadaha Itoobiya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 December, 2013, 11:18 GMT 14:18 SGA

Bandhigga qowmiyadaha Itoobiya ee Jigjiga

  • Wufuud badan oo ka kala socota Soomaaliya, Somaliland iyo waddamo kale ayaa tegay Jigjiga si ay ugu qeybqaataan bandhigga qowmiyadaha.

  • Dadweyne tira badan ayaa soo dhaweynayay wufuudda ka timid dalka iyo dibedda.

  • Wufuudda shirka waxaa ka mid ahaa madaxweynaha Somaliland Maxamad Maxamuud Siilaanyo, oo dhowr maalmod ka hor ka gudbay xadka Tog Wajaale

  • Wufuud caalami ah ayaa sidoo kale ka qeybqaatay bandhigga qowmiyadaha Itoobiya.

  • Waxaa la soo bandhigay dhaqamo kala duwan oo ay leeyihiin qowmiyadaha Itoobiya

  • Dadweyne tiro badan ayaa ka qeybgalay bandhigga qowmiyadaha ee Itoobiya.

  • Waxyaabo astaan u ah dhaqanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay bandhigga qowmiyadaha Itoobioya ee Jigjiga.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.