Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhinaca dhaqaalaha maxaa laga dhaxlay Mandela

6 Disembar 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 22:28 SGA 19:28 GMT

Madaxwaynihii hore ee Koonfur Africa, Nelson Mandela, ayaa qabsaday dalka iyadoo uu ku kala qaybsan yahay dhinaca isirka iyo kan dhaqaalaha.

Mr Mandela ayaa ka siyaasadiisa dhaqaale ka dhigtay wax ka qabashada saboolnimada iyo abuuridda dabaqad dhexe oo bulshada madowga ah.

Balse sida uu u wajahay siyaasadiisaas, ayaa lagu tilmaami karaa qaybta uu ugu dulqaadka badnaa ee dhaxalkii uu ka tagay. sida uu ku soo waramay Philip Hampsheir.