Sawirro: Dhulka dayacan ee Bariga Afrika

23 Oktoobar 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 17:20 SGA 14:20 GMT

Dhulka dayacan ee Bariga Afrika
Libaax iftiin lagu qabtay oo ku sugan xerada xayawaanka ee Masai Mara ee dalka Kenya. Sawirradan waxaa laga daawaday bandhigga Atlas ee magaalada London.
Laba Maroodi oo ku sugan xerada xayawaanka ee Amboseli. Ninka sawirradan qaaday muddo 10 sano ah ayuu ku wareegayay Bariga Afrika.
Raadka Maroodiga. In kasta oo dhulkan uu qurxanyahay, oo xawayaanka aad ku arkaysid meel kasta, haddana waxaa ka muuqato dayacnaan iyo burbur.
Libaax wax ugaarsaday
Foolka Maroodiga oo astaan u ah sida dadku u laayaan xayawaanka Bariga Afrika.
Ciidamadan ilaalada duurjoogta ayaa dhamaantood haya fooka Maroodiga waxayna qeyb ka yihiin urur samafal oo uu aasaasay ninka sawirradan qaaday ee Nick Brandt
Koox Libaax ah oo ku sugan xerada xayawaanka ee Serengeti ee dalka Kenya.