Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.5 Mb)

Dadka Garissa oo ku faraxsan Ramadaan-ka sanadkan

18 Luulyo 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 07:59 SGA 04:59 GMT

Dadweynaha Garissa ayaa sheegaya in cimilada oo is beddeshay awgeed aan Ramadaan-kan la arag qorraxdii kululeyd ee magaaladaas ay caanka ku ahayd.

Waxaa kale oo ay dadweynaha sheegayaan in ammaanka magaaladu uu ka soo raynayo marka la barbardhigo bilihii la soo dhaafay.

Bashkas Jugsoodhacay ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.