BBC navigation

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday miisaaniyadda dawladda

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Mey, 2013, 16:29 GMT 19:29 SGA

Media Player

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday hababka loo isticmaalay miisaaniyadda dawladda saddexdii bilood ee u danbeeyey

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Kulan ay Baarlmaanka Soomaaliya manta ku yeesheen, magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay uga doodeen miisaaniyada dowladda ee Sadaxdii bilood ee u danbeyey ee sanadkii la soo dhaafay.

Kulankaasi waxa warbixin laga dhageystay Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka kuwaas oo warbxintooda ku sheegay in ay jiraan, qaladaad ku saabsan habka maamulka iyo maareyntra maaliyadda dowladda oo dhacay. Waxanuu Guddigu uu Baarlamaanka soo hordhigay, talooyin ay is leeyihiin, waxaa lagu saxi-karaya, khaladaadka jira.

Wariyahayaga, magaalada Muqdisho, Mahamed Ibrahim Macalimuu ayaa waxaa uu kulanka maanata, ka wareystay Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka, Sheekh Aden Mad-Deer oo sidatan u jawaabay

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.