Khilaaf ka taagan shirka Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 Abriil, 2013, 04:42 GMT 07:42 SGA

Media Player

Qaar ka mid ah ergooyinka beelaha ka qeybgalaya shirka ka socda magaalada Kismaayo ee la doonayo in maamul loogu sameeyo deegaankaasi ayaa waxa ay sheegeen in aanay ku faraxsaneyn qaabka ay wax u socdaan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Askari ka mid ah kuwa Kenya ee jooga magaalada Kismaayo

Qaar ka mid ah ergooyinka beelaha ka qeybgalaya shirka ka socda magaalada Kismaayo ee la doonayo in maamul loogu sameeyo deegaankaasi ayaa waxa ay sheegeen in aanay ku faraxsaneyn qaabka ay wax u socdaan.

Ergooyinka ayaa waxa ay sheegayaan in shirka ay afduubeen maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo, isla markaana tiradii loogu talagalay ee 500 boqol ahayd laga badiyay oo hadda ay kor u dhaafayaan kun qof.

Ergooyinkaasi waxaa ka mid ah oo BBC la soo xiriiray Axmed Maxamed Xasan, oo ka mid ah waxgaradka beelaha deegaankaasi.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.