Xiriirka ururada shaqaalaha Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Maarso, 2013, 00:58 GMT 03:58 SGA

Media Player

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gebagebeeyay shir ay saddexdii sano-ba mar yeeshaan xubno ka kala socda ururro shaqaale Soomaaliyeed oo ka hawl gala qaybaha wax soo saarka ee dalka ka jira.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Xiriirkan waxaa taageera ururro caalami ah sida ITUC Afrika

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gebagebeeyay shir ay saddexdii sano-ba mar yeeshaan xubno ka kala socda ururro shaqaale Soomaaliyeed oo ka hawl gala qaybaha wax soo saarka ee dalka ka jira.

Shirkaasi waxaa lagu doortay guddoomiye xiriirka ururrada shaqaalaha Soomaaliya, waana Maxamed Abuukar Zubeyr. Ururkan ayaa waxa uu xiriir la leeyahay oo taageera ururro caalami ah sida ITUC iyo ITUC Africa.

Axmed Cabdinuur ayaa khadka telefoonka kula xiriiray waxaana uu marka hore weydiiyay waxa uu u taagan yahay xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.