Sawirro ku saabsan Kenya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Febraayo, 2013, 18:10 GMT 21:10 SGA

Sawirro doorashada Kenya

  • Dad ku daawanaya meel fagaare ah doodda musharraxiinta u taagan doorashada madaxtinimada Kenya
  • Sideedda murrashax ee u taagan madaxtinimada Kenya, waxaa ku jira hal haween ah
  • Xaafadda Kibera waxa ay ka mid tahay xaafadaha saboolka ah ee magaalada caasimadda ee Nairobi
  • Shan sano ka hor Kenya waxaa ka dhacay rabshado uu dhiig ku daadatay markii natiijadii doorashada la isku khilaafay
  • Halkan waa mid ka mid ah xeryaha ay deggan yihiin dadka ku barakacay dagaalladii Kenya
  • Guddiga doorashada ayaa soo saaray faahfaahin ku saabsan qaabka codka loo dhiibanayo
  • Xubno ka tirsan guddiga doorashada oo sameynaya tusaale qaabka codeynta
  • Doorashada Kenya ee sanadkan si gaar ah ayaa indhaha loogu hayaa
  • Dadku waxa ay doonayaan in nabaddu ay jirto oo aan mar kale lagu laaban dhibaatadii doorashadii 2007
  • Xubnaha u taagan madaxtinimada oo ka qeybgalaya Alle bari ay sameynayeen dadka Kenya
  • Dadka Kenya ayaa isugu soo baxay Alle bari iyaga oo u duceynaya dalka si aan dhibaato uga dhicin

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.