Taariikhda Suldaan Sonkor

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Febraayo, 2013, 19:40 GMT 22:40 SGA

Media Player

Waxaa Nairobi ku Geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee 1-dii bishan febraayo, Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor, oo ka mid ahaa salaadiinta Koonfurta Soomaliya, Suldaanka oo da'diisu ay ahayd 74-sano waxa uu xilka suldaanimada haya hayay 24 sano, waxaana m

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Waxaa Nairobi ku Geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee 1-dii bishan febraayo, Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor, oo ka mid ahaa salaadiinta Koonfurta Soomaliya, Suldaanka oo da'diisu ay ahayd 74-sano waxa uu xilka suldaanimada haya hayay 24 sano, waxaana maydka Suldaanka lagu aasay magaalada Kismaayo.

Taariiqda Guud ee Suldaan Cabdi cali Sonkor waxaa BBC-da u diyaariyay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.