BBC navigation

Sawirro: Koonfur Afrika

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 25 Janaayo, 2013, 18:28 GMT 21:28 SGA

Sawirro: Koonfur Afrika

  • Qaar ka mid ah taageerayaasha Kooxda Itoobiya ee ka qeybgalaya cayaaraha Qaramada Afrika. Sawir: Cabdiraxmaan Koronto
  • Itoobiya waa kooxda keliya ee ka socota Afrikada Bari
  • Mid ka mid ah garoomada lagu cayaarayo tartanka koobka Qaramada Afrika. Sawir: Cabdiraxmaan Koronto
  • Goobaha ganacsiga ee Soomaalidu ku leeyihiin Koonfur Afrika
  • Sawir: Cabdiraxmaan Koronto
  • Soomaali ka mdi ah kuwa deggan Koonfur Afrika oo meel ku shaah cabaya
  • Weriyaha BBC Cabdiraxmaan Koronto oo warreysanaya qaar ka mid ah Soomaalida Koonfur Afrika
  • Soomaalidu waxa ay ku leeyihiin Koonfur Afrika goobo ganacsi oo kala duwan. Sawir: Cabdiraxmaan Koronto

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.