Danjire Ameeriko oo ka hadlay go'aanka Kenya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 December, 2012, 19:19 GMT 22:19 SGA

Media Player

Kenya waxay dhowaan soo saartay amar ay ugu sheegayso dhamaan, dadka qaxootiga ah iyo kuwa magangalya doonka ah ee Soomalida ah in ay ku noqdaan Xeryaha Dhadhaaab. Danjiraha Soomaaliya ee Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa haddaba ka hadlay arrintan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Danjiraha Soomaaliye ee magaalada Nairobi, Maxamed Cali Ameeriko.

Dawlada Kenya waxaa ay dhowaan waxay soo saartay amar ay ugu sheegayso dhamaan, dadka qaxootiga ah iyo kuwa magangalya doonka ah ee soomalida ah in ay ku noqdaan Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaaab.

Dawlada Kenya waxaa ay sheegtay in u jeedada Amerkeedaasi u yahay mid ay ku sugayso ammaankeeda.

Waxaa kaloo jirta in dad badan oo soomali ah la xirxiray.

Haddaba Danjiraha Soomalia u fadhiya dalka Kenya, Mohammed Ali Amerika oo u waramay BBC-da ayaa, waxaa uu sheegay in dawladiisu ay dawlada, kenya ay kala hadlayso in go'aankeedaas ay dib u eegto.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.