BBC navigation

Sawirro: Xaaladda Eastleigh

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 Novermber, 2012, 18:58 GMT 21:58 SGA

Sawirro: Xaaladda Eastleigh

  • Askari booliis ah oo kala eryaya dadka rabshadaha ka sameynayay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi.
  • Qaar ka mid ah dadka rabshadda ka wada xaafadda Eastleigh
  • Qof dumar ah oo ka mid ah ahayd dadka ay iska horyimaadeen ciidanka booliiska
  • Soomaali ka mid ah kooxaha dagaallamayay oo ulo iyo baangado ku hubeysan
  • Askari booliis ah oo ka dhigaya nin wax bililiqeysanaya
  • Soomaali ka qaxaysa xaafaddii ee ka degenaayeen Eastleigh
  • Rabshaduhu waxay ka dhasheen shalay markii la qarxiyay baskan oo ay toddobo qodf ku dhinteen
  • Qaar ka mid ah ciidanka ammaanka ee Kenya oo eey kula dagaallamaya dhalinyarada rabshadha waday
  • Qaar ka mid ah ciidanka amaanka oo kor taagan dab laga shiday jidka dhexdiisa oo jidgooyo ah
  • Eeyda booliiska oo weeraray nin wax ka xadayay guryaha Soomaalida

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.