BBC navigation

Xadgudubyo ka dhacay Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 12 Novermber, 2012, 17:52 GMT 20:52 SGA

Media Player

Hey'ad xuquuqda aadanaha u doodda ayaa ku eedeeysay maamulayaasha agaalada Kismaayo inay geysanayaan xadgudubyo ka dhan ah bini'aadanimada.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Magaalada Kismaayo ayaa ammaankeedu xumaaday tan iyo markii la qabsaday al-Shabaab

Hey'ad xuquuqda aadanaha u doodda ayaa ku eedeeysay maamulayaasha agaalada Kismaayo inay geysanayaan xadgudubyo ka dhan ah bini'aadanimada.

Hey'adda Faanoole oo fadhigeedu yahay magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegtay in xadgudubyada laga geysto agaalada Ksimaayo ay ahaayeen kuwo taxane ah.

Waxa ay sheegeen in xilligii al-Shabaab la geystay, oo xafiisyadeedii magaalada ugu yaallay la xiray, haddana ay ciidanka agaalada qabsaday dhibaato ku hayan dadka degaanka oo xadgudubyo xarig, hanjabaad iyo kufsi loo geysto.

Haddaba madaxa hey'adda xuquuqda aadanaha Faanoole, Cali Baashi Cabdullaahi oo jooga hadda dalka Mareykanka ayaan telefonka ku wareystay oo aan weydiiyay xadgudubyada ay sheegayaan ee loo geystay dadka Kismaayo.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.