Xuseen Bisad: Dhererkeygu waa 2.47m

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Novermber, 2012, 19:44 GMT 22:44 SGA

Media Player

Xuseen Bisad waa ninka labaad ee caalamka ugu dheer, sida uu sheegtay. Waxa uu BBC uga sheekeynayaa dhibaatada ka heysata dhererkiisa oo dadku ay u soo daawasho tagaan iyo dhibaatada ka heysata dhar iyo kabo la'eg inuu helo.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Axmed Saciid Cige oo warreysanaya Xuseen Bisad

Xuseen Maxamed Bisad oo 38 sano jir ah waa nin soomaaliyeed, oo sheegtay inuu yahay qofka labaad ee adduunku ugu dheer.

Waxaa ka dheer sida uu sheegay nin u dhashay waddanka Turkiga.

Wuxuu ku noolyahay magaalada London, laakiin wuxuu muddo sanado ah kadib ku laabtay magaalada Hargeysa
oo hadda uu joog.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa Xuseen Maxamed Bisad kula kulmay hargeysa oo ka wareystay bal
dhibaatada ka haysata dadka daawanaaya marka uu suuqyada magaalada lugeynaayo iyo waayihiisa.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.