BBC navigation

Toddobaadka Soomaalida

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Oktoobar, 2012, 13:34 GMT 16:34 SGA

Toddobaadka Soomaalida

  • Toddobaadka Soomaalida ee London waxaa lagu soo bandhigaa taariikhda dhaqanka, suugaanta iyo luqadda Soomaaliga.
  • Ayaan Maxamuud Cashuur waa Agaasimaha Toddobaadka Soomaalida
  • Buugaag badan oo ka hadlaya dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida
  • Mary Harper oo ka hadleysa buuggeeda cusub ee ay ka qortay Soomaaliya.
  • Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame 'Hadraawi' waxa uu ka mid ahaa dadka lagu casuumay
  • Macallin Saciid Saalax Axmed waxa uu ka mid yahay dadka lagu marti-qaaday barnaamijka
  • Dr Xuseen Shiikh Axmed 'Kadare' waxa uu ahaa dadkii wax ka qoray Farta-Soomaaliga ee lagu casuumay toddobaadka Soomaalida
  • BBC Somali waxa ay barnaamij toos ah ka soo sameysay goobta. Farxaan Maxamed Jimcaale oo la hadlaya Saciid Saalax, Maxamed Ibrahim Hadraawi iyo Xuseen Shiikh Axmed Kadare.
  • Qaar ka mid ah wariyayaasha BBC iyo Abwaanada ka qeybgalay. Midig Mary Harper, Saciid Saalax Axmed, Maxamed Ibraahim Hadraawi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Aadan Koronto
  • Maxamed Ibraahim Macallimuu oo wareysanaya mid ka mid ah qoroyaasha Soomaaliyeed ee ka qeybgalay toddobaadka Soomaalida

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.