BBC navigation

Saciid Saalax oo ka hadlaya afka-Soomaaliga

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 29 Oktoobar, 2012, 20:16 GMT 23:16 SGA

Media Player

Macallin Saciid Saalax Axmed ayaa ka hadlaya dhibaatada Af-Soomaaliga kadiib 40 sano markii la qoray farta-Soomaaliga.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Macallin Saciid Saalax Axmed

Xalay waxaa la soo gabagabeeyay magaaladatan London toddobaadka loogu magacdaray Toddobaadka Soomaaliya ee fanka, suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida oo uu soo qabanqaabiyay ururka Keyd, halkaasi oo lagu soo bandhigay taariikhda suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Waxaa dadka lagu marti qaaday ka mid ah abwaanno iyo aqoonyahanno iyo af-yaqaanno magac weyn ku leh umadda Soomaaliyeed.

Waxaana toddobaadkan dhinaca kale ay ku beegneyd oo la xusay sanadguurada 40aad ee markii la qoray afka Soomaaliga 1972.

Haddaba dadkii halkaasi joogay waxaa ka mid ahaa Macalin Saciid Saalax Axmed oo aan ka warreysanay isbeddelka ku yimid afka-Soomaalida waqtiga dhibaatadu ka jirtay dhulka Soomaaliyeed.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.