BBC navigation

Sawirrada Ciidul Adxaa Gaarisa iyo Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 26 Oktoobar, 2012, 18:48 GMT 21:48 SGA

Cidda Muqdisho iyo Garisa

  • Salaadda Ciidda magaalada Gaarisa.
    Muslimiin salaadda Ciidda ku tukanaysa goob fagaare ah oo ku taalla magaalada Gaarisa.
  • Ciidda Gaarisa
    Caruur ka soo laabatay salaadda Ciidda oo ay ku tukadeen magaalada Gaarisa.
  • Ciidul Adhaa
    Ilma yar oo magaalada Gaarisa ku ciidaya.
  • Salaadda Ciidda Gaarisa
    Magaalada Gaarisa, muslimiin salaadda Ciidul Adxaa ku tukamaya goob bannaan oo barxad ah.
  • Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Muqdisho
    Askari ilaalinaya dad ku tukanaya dibedda masjidka Isbahaysiga Islaamka.
  • Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Muqdisho
    Magaalada Muqdisho dad la baarayo oo isku diyaarinaya salaadda ciidda.
  • Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Muqdisho
    Magaalada Muqdisho dad la baarayo oo isku diyaarinaya salaadda ciidda.
  • Dabashada kalluunka
    Dhalinyaro kalluun ka soo jilaabatay badwaynta India, xeebaha magaalada Muqdisho oo u wada suuqa.
  • Dabashada kalluunka
    Dhalinyaro kalluun ka soo jilaabatay badwaynta India, xeebaha magaalada Muqdisho oo u wada suuqa.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.