BBC navigation

Warbixinta Xajka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 Oktoobar, 2012, 15:33 GMT 18:33 SGA

Media Player

Masuuliyiinta dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin sidii nabadgelyo uu ugu dhici lahaa xajka sanadkan.

Daawomp4

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Masuuliyiinta dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin sidii nabadgelyo uu ugu dhici lahaa xajka sanadkan.

In ka badan hal milyan iyo bar qof oo muslim ah ayaa xajka inay gutaan u jooga Sacuudi Carabiya.

Masuuliyiinta dalka Sacuudiga ayaa sheegay in degenaansho la'aanta ka jirta gobolka aanay saameyn doonin gudashada waajibaadka Xajka.

Waxaa la dhigay ciidamo ammaanka ilaaliya meel walba oo lagu gudanayo waajibaadka Xajka.

Waxaa jirta cabsi laga qabo xagga ammaanka, iyadoo xiisadda dalalka Suuriya iyo Lubnaan ay taagan tahay.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.