BBC navigation

Dagaal culus oo xalay ka dhacay Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 Oktoobar, 2012, 17:45 GMT 20:45 SGA

Media Player

Dagaal culus iyo qaraxyo waaweyn ayaa xalay ka dhacay magaalada Kismaayo, oo dhawaan ay qabsadeen ciidammada Kenya iyo maliishiyo Soomaali ah oo taabacsan dowladda Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Magaalada Kismaayo ayaa waxa weerarro gaadmo ah ku soo qaada al-Shabaab

Dagaal culus iyo qaraxyo waaweyn ayaa xalay ka dhacay magaalada Kismaayo, oo dhawaan ay qabsadeen ciidammada Kenya iyo maliishiyo Soomaali ah oo taabacsan dowladda Soomaaliya.

Magaalada ayaa xalay habeenkii labaad la weeraray.

Wararku waxay sheegayaan in Shabaabku ay weerar ku qaadeen saldhig ay joogeen ciidamada Kenya, garoonka dayaaradaha iyo goobo kale oo magaalada ka tirsan.

Masuul u hadlay ciidamada agaalada ku sugan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen oo wax dhibaato ah aanay xagooda ka soo gaarin weerarka xalay.

Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa sii xumaanayay tan iyo markii al-Shabaab laga qabsaday magaalada, iyadoo dad lagu dilay qaar badanna lagu xirxiray.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.