Xoolaha Berbera ka dhoofaya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Oktoobar, 2012, 15:20 GMT 18:20 SGA

Xoolaha la dhoofinayo xiliga Xajka

  • Berbera
    Xoolaha Berbera laga dhoofinayo xilaga Ciida. ilaa Siddeed boqol oo kun oo ai ayaa loo dhoofiyay Sacuudiga.
  • Xoolaha ayaa laga dhoofiyaa labada maxjar ee Jaabiri iyo Indhodeero.
  • Magaalada Berbera ayaa mashquulsan iyadoo baabuur badan ay xoolaha ka keenayaan miyiga.
  • Loda ayaa sidoo kale laga dhoofinayaa dekadda.
  • Mid ka mid ah kaluumaysatada reer Berbera.
  • Alaabada Konteenarada ee laga soo dajinayo dekada.
  • Waa xoolihii ugu badnaa ee loo dhoofiyo Sacuudiga xiliga Xajka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.